• منح الأوائل والمتفوقين للعام الجامعي 2017/2018م

    تأكيدا على حرصها في دعم المتفوقين، وتشجيع الطلاب على التسابق والتنافس في الدراسة والتحصيل العلمي، وشحذ الهمم والقدرات لديهم؛ تقدم الجامعة أسماء المستفيدين من برامج منح الأوائل والمتفوقين في العام الجامعي 2018/2017م.
  • الإعلان عن برامج جديدة في الدراسات العليا

    إعلان مهم تعلن الجامعة الإسلاميّة عن بدء الدراسة في كلية الدراسات العليا والبحث العلمي وتهنئ طلابها لبداية العام الدراسي الجديد 2017 / 2018م.
  • بدء قبول وتسجيل الطلاب الجدد

    Jaamacadda Islaamiga oo lagu yaqaan waxbarsho tayaysan, gashayna sandkeedii 17aad kana qalin jebiyeen 13-dufcadood, waxay ogaysiinaysaa dhammaan ardayda soo dhamaysatay waxbarashada dugsiyada sare isla markaana jecel inay wabarashadooda sii wataan ilaa heer jaamacadeed inay ka helayaan jamacadda Islaamiga waxbarasho tayo leh iyadoo ay ka howlgalayaan jaamacadda profisooro aqoon durugsan u leh maadooyinka ay dhigayaan. Jaamacadda Islaamiga Waxaay ka kooban tahay shan kuliyadood oo kala ah: 1. Kulliyada Shareecada oo leh takhasusyada kala ah : a) Qaybta Fiqhiga b) Qaybta Al-kitaab wa sunna c) Qebta Xaadiithka iyo culuumtiisa d) Qeybta Qur'aanka iyo culuumtiisa. 2. Kulliyada waxbarashada oo leh takhasusyada kala ah : a) Qaybta Sayniska (Math/Physics), (biology/chemistry) . b) Qaybta Cilmiga Bulshada (Juqraafi iyo Taariikh). c) Qaybta Luqadda Carabiga. 3. Kulliyada Economics and Management Sciences oo leh takhasusyada kala ah: a) Qaybta Dhaqaalaha(Economics). b) Qaybta Maamulka iyo ganacsiga ( Bus/Admistration). c) Qeybta xisaabadka (Accounting). d) Qeybta bankiyada islaamiga (Islamic Banking). 4. Kulliyadda cilmiga computer-ka (Computer Science and Information technology) oo leh takhasusyada kala ah:- a) Computer science b) Information Technology (IT). Sidoo kale waxaa ay jaamacddu leedahay barnaamij aqoon dirsi ah, oo loogu talagalay inay ka faa'idaystaan ardayda shaqaysa iyo kuwa ku nool goballada dalka iyo dibaddisaba. Hadaba jaamacadda Islaamigu waxaa kaloo ay kuu haysaa qeybta daraasada sare (post graduate), si ay uga faa'iideystaan ardayda ka soo qalin jebisay jaamacadaha. Jaamacaddu waxay bixinaysaa Barnaamij Mastar Digree oo ka kooban takhasusyada kala ah: 1. اللغة العربية 2. أصول الفقه 3. الفقه الإسلامي 4. الحديث وعلومه 5. التربية (المناهج وطرق التدريس) Haddaba dhamaan ardayda danaynaysa waxbarashada heer Jaamacadeed Bacholor Digree iyo Mastar digree waxay Jaaamacadda Islaamigu ku wargelinaysaa in isdiiwaangelinta sanad Jaamacadeedka 2016 – 2017 ay ka socoto Xarumaha Jaamacadda oo ku kala yaala jidka warshadaha, dhabarka dambe ee IVECO , KM4 ka soo horjeedka dugsigii 21-October iyo Dharkeynley agagaarka Masjidka Khaliil , saacadaha isdiiwaangelinta waa 8:00 subaxnimo ilaa 3:00 galabnimo maalin kasta. Maamulka Machad Al-Nuur ee raacsan Jaamacadda Islaamiga wuxuu sidoo kale ogaysiinayaa dhamaan ardayda danaynaysa Mac-hadka inay isdiiwaan gelintu ka socoto isla xarumaha Jaamacadda Islaamiga. Wixii faahfaahin kala xiriir : Tel : 0615519983, 0615980949,0699774707, 0615573015,0695564709 Ku soo dhawaada Jaamacadda Islaamiga
  • بدء اختبارات القبول للعام الجامعي 2015 / 2016م

    تعلن الجامعة أن اختبارات القبول للعام الجامعي 2015 / 2016م تجرى يوم السبت 22 أعسطس 2015م، وذلك عند الساعة 8:00 صباحا في المقرالرئيس للجامعة.
  • جميع الإعلانات