Bilaabashada imtixaanaadkii haaf Simistarka

0
Sunday November 09, 2014 - 16:08:01 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1523
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bilaabashada imtixaanaadkii haaf Simistarka

    Waxaa maanta jaamacada islaamiga ah ka bilaawday imtixaanka haaf simistarka ee sanad waxbarashadeedka 2014/2015, kaa soo qayb ka ah nidaamka waxabarasho ee jaamacadda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa maanta jaamacada islaamiga ah ka bilaawday imtixaanka haaf simistarka ee sanad waxbarashadeedka 2014/2015, kaa soo qayb ka ah nidaamka waxabarasho ee jaamacadda.

UstaadC/qaadir Cali muumin maamula ku xigeynka jaamacada ayaa soo kormeeray fasadalada imtixaanaadku ay ka socdeen asigoo u kuur gelaya qaabka ay usocdaan howlaha imtixaanka. Waxaana uu ardayda ku dhiirigeliyay in ay dadaal badan ku bixiyaan sidii ay guulo fiican uga gaari lahaayeen imtixaanaadka, iyo waxbarashada intaba.

 

Imtixaanku waxuu bilaawday maanta oo sabtiya taariikhdune tahay 08/11/2014 M, kuna beegan 15/1/1436 H asigoona socon doono ilaa 14/11/2014 M oo ku beegan 21/1/1436 H, iyadoona ay geliyaan imtixaanka dhamaan ardayda qaybaha kala duwan ee jaamacada.

 

UstaadC/laahi Ibraahim Faarax Diiwaan hayaha guud ee jaamacadda ayaa wuxuu yiri: "imtixaanku waxuu bilaawday xiligii loogu tala galay, waxuuna usocon doonaa sidii loogu talagalay ilaahay mahaddiis, aradayduna waxeey uga qeeb gelaayaan siidii loogu tala galay, majiraan ama way yar yihiin araday ka maqan imtixaanka.

 

Sidoo kale Ustaad Maxamed Axmed Xasan (Tarbiic) Madaxa xaafiiska arrimaha ardayda ayaa ka warbixiyay qaabka ardaydu uga qeeyb qaadanaayaan imtixaanka, asigoo tibaaxay in ardaydu udiyaarsan yihiin imtixaanka watana waraaqaha aqoosiga, iyo wax alaala wixii looga baahan yahay goobta Imtixaanka.








Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip