Wararka

Xafladda Qalin jabinta dufcada15aad

0 Visits: 1060 | Saturday November 30, 2019 - 07:01:07
Maamulka Jaamacadda Islaamiga ee Muqdisho ayaa xaflad sagootin ah u sameeyay ardayda sanadkaan ka qalin jabisay Jaamacadda, waxaana munaasabaddaas goobjoog ka ahaa Maamulk Jaamacadda, Macallimiinta, Ardayda, Waalidiinta, qaar ka mid ah Madaxda Jaamacadaha, Madaxda Shirkadaha iyo marti sharaf kale oo…

Read More »

Xafladda qalin jabinta dufcada 14aad ee Bachelor-ka iyo tan 2aad ee Master-ka.

0 Visits: 1452 | Friday December 07, 2018 - 20:11:05
Arbaco 5/12/2018 Jaamacadda Islaamiga waxey munaasabad Qalin jebin ah u qabtay Arday dhameysatay qeybaha kala duwan ee Jaamacadda oo isugu jira heerka 1aad waxbarashada jaamacadda (Bachelor Digree) iyo heerka 2aad Master Digree, Munaasabadda qalinjebinta waxaa kasoo qeybgalay Maamulka Jamacadda, Macalimiinta,…

Read More »

Jaamacadda islaamiga oo u qabatay xaflad qalin jebin Dufcadii 12aad.

0 Visits: 2980 | Wednesday March 22, 2017 - 20:25:52
Waxaa manta munaasabad qalinjebin oo si heersare ah loo soo abaabulay lagu qabtay magaalada Muqdisho arday gaareysa 265 arday oo ka qalinjebiyay kuliyadaha kala duwan jaamacadda islaamiga, sida kuliyadaha Shareeca, Tarbiya (waxbarashada), Computer Science.

Read More »

Qaabilaada ardayda cusub ee sanadkaan 2016 / 2017

0 Visits: 2770 | Friday September 02, 2016 - 10:10:45
Jaamacadda Islaamiga oo qaabilaad u sameysay ardayda cusub ee sanadkaan 2016 /2017, si wacye gelin loogu sameeyo macluumaad badana laga siiyo jaamacadda iyo qeybaheeda waxbarasho, xog dhameeystiranna ey helaan ka hor daarasada, oo la qorsheeyay iney bilaabato maalinta sabtiga 3 September 2016. Waxaa…

Read More »

Qaar ka mida ardayda waxbarashada sare ee jaamacadda islaamiga ah oo difaacday cilmi-baarisyadooda ay ku gaarayaan darajada masteka

0 Visits: 1698 | Thursday April 21, 2016 - 23:04:08
Qaar ka mida ardayda waxbarashada sare ee jaamacadda islaamiga ah oo difaacday cilmi-baarisyadooda ay ku gaarayaan darajada masteka

Read More »

Jaamacadda Islaamiga oo heshiis iskaashi dhanka wax barashada ah la saxiixatay Jaamacadda Umudurmaan Islaamiya ee dalka Suudaan:-

0 Visits: 1714 | Saturday January 16, 2016 - 11:58:40
Jaamacadda Islaamiga oo heshiis iskaashi dhanka wax barashada ah la saxiixatay Jaamacadda Umudurmaan Islaamiya ee dalka Suudaan:-

Read More »

Ardayda Jaamacada Islamiga oo bilaabay imtixaanka simistarka 1aad ee sanad jaamacadeedka 2015 2016

0 Visits: 1459 | Sunday January 03, 2016 - 14:18:16
Iyada oo ay goobjoog ka yihiin qaar ka mid ah maamulka, macalimiinta jaamacadda iyo sidoo kale ardayda ka qayb-galaysay imtixaankaan ayaa waxaa ka bilaawday dhamaan kuliyadaha kala duwan ee jaamacadda islaamiga imtixaanka simisterka 1aad ee sanad jaamacadeedka 2015-2016, iyadoo na ardaydu gelidoonaan…

Read More »

Jaamacadda oo xaflad qalinjebin u sameysay dufcada 11 aad ee ka qalinbejisay:-

0 Visits: 1783 | Wednesday December 09, 2015 - 15:08:41
Jaamacadda islaamiga oo xaflad qalinjebin u sameysay dufcada 11 aad ee ardayda ka qalinbejisay:-

Read More »

Jaamacadda oo hishiis iskaashi waxbarasho ah la gashay Jaamacadda Al-Qur'aan Al-kariim iyo Culuumta Isalaamka ee Dalka Sudan.

0 Visits: 1845 | Thursday October 29, 2015 - 08:40:29
Waxaa magaalada Khurtuum ee dalka Sudan hishiis waxbarasho ku gaaray jaamacadda Islaamiga ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Al-quraan Al-kariim iyo Culuumta Islaamka. hishiiskaan Waxaa saxiixay Ustaad Cabdullaahi Muxammed Ciise oo ah madaxa xafiiska Arimaha Maamulka iyo Maaliyadda ee jaamacadda Islaamiga…

Read More »

Tababar loo qabtay macaliimta jaamacadda islaamiga ah oo la soo xiray

0 Visits: 1638 | Saturday August 08, 2015 - 14:30:19
Tababar loo qabtay macaliimta jaamacadda islaamiga ah oo la soo xiray

Read More »

Xaflad Shahaado lagu godoonsiihaayay arday tababar dhamaysatay oo lagu qabto jaamacadda islaamiga ah (SAWIRO)

0 Visits: 2210 | Saturday July 11, 2015 - 12:06:33
Xaflad Shahaado lagu godoonsiihaayay arday tababar dhamaysatay oo lagu qabto jaamacadda islaamiga ah (SAWIRO)

Read More »

Jaamacadda islaamiga ah oo bilaawaday tababaro

0 Visits: 1282 | Wednesday June 24, 2015 - 11:29:07
Jaamacadda islaamiga ah oo bilaawaday tababaro

Read More »

Ardayda jaamacadda oo dhameeysatay imtixaankii simistarka 1aad ee sanad jaamcadeedka 2014 / 2015.

0 Visits: 1549 | Monday January 19, 2015 - 09:03:33
Arbaco tariikh 14 janaayo 2015 la gu soo gebegebeeyay jaamacadda islaamiga imtixaanka simistarka 1aad ee sanad jaamcadeedka 2014 / 2015, Imtixaanka waxaa ka soo qaybgalay dhammaan ardayda dhigata kuliyadaha jaamacada.

Read More »

Ardayda jaamacadda Islaamiga oo dhameeysatay imtixaankii simistarka 1aad ee sanad jaamcadeedka 2014 / 2015.

0 Visits: 1304 | Monday January 19, 2015 - 09:03:33
Arbaco tariikh 14 janaayo 2015 la gu soo gebegebeeyay jaamacadda islaamiga imtixaanka simistarka 1aad ee sanad jaamcadeedka 2014 / 2015, Imtixaanka waxaa ka soo qaybgalay dhammaan ardayda dhigata kuliyadaha jaamacada.

Read More »

Ardayda jaamacadda oo u fadiistay imtixaankii simistarka 1aad ee sanad waxbarashadeedka 2014/2015.

0 Visits: 9386 | Monday January 12, 2015 - 11:54:16
waxaa ka billawday Jaamacadda islaamiga sabti taariikh 3/1/2015 imtixaanka kama-danbeysta simisteka koowaad ee sanad jaamacadeedka 2014/2015, sida uu qorshuhu yahay waxuu socon-doonaa ilaa maalinta arbacadda 14 janaayo 2015.

Read More »

Bilaabashada imtixaanaadkii haaf Simistarka

0 Visits: 1517 | Sunday November 09, 2014 - 16:08:01
Waxaa maanta jaamacada islaamiga ah ka bilaawday imtixaanka haaf simistarka ee sanad waxbarashadeedka 2014/2015, kaa soo qayb ka ah nidaamka waxabarasho ee jaamacadda.

Read More »

JIS waxa ay kugu soo dhaweyneysaa Website-kan

0 Visits: 1500 | Tuesday September 16, 2014 - 06:11:44
Guddoomiyaha, Maamul iyo shaqaalaha Jaamacadda Islaamiga ah ee Soomaaliya waxa ay kugu soo dhaqeynayaan website-kan

Read More »