Macaahida Cilmiga

0
Tuesday September 16, 2014 - 05:41:15 in Ardayda Mustaqbalka by Super Admin
  • Visits: 2213
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Macaahida Cilmiga

    Jaamacadda Islaamiga ah ee Soomaaliya oo la aasaasay 2001 waxa ay leedahay laba machad cilmiyeed oo kala ah:

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jaamacadda Islaamiga ah ee Soomaaliya oo la aasaasay 2001 waxa ay leedahay laba machad cilmiyeed oo kala ah:

1.MAC,HADKA AL-NUUR EE CILMIGA AH:-

Mac,hadka waxaa la aas aasay sanadii 2004 m, waana mac,had siiya ardayda waxbarasho ee maadooyinka tartiyada islaamiga, luqada carabiga, xisaabaadka, culuumta, juquraafiga, tariikhda iyo luqada ingiriiska, si loo xaqeejiyo baahida inbadan oo ka mida dhalin yarada gaar ahaan kuwa daneeyo xalaqaadka cilmiga ee masaajida iyo wixi la mid ah oo leh khalfiyaad iyo aqoon dhanka culuumta sharciga iyo carabiga. Iidoo la ogsoonyahay in uu mac,hadku dejinaayo shuruudo gooni ah in uu aqbalo ardaydiisa, si ardayga loogu aqbalaayo jaamacada hadii uu dhameeyo mac,hadka.

 

2.MAC,HADKA CULUUMTA IYO XISAABAADKA:-

Mac,hadkaan waxaa la furay sanadii 2005m, waana mac,had ku takhasusay in uu bixiyo darajada dibloomada wasiidka ee takhasusaadka soo socdo:-

1.Xisaabaadka iyo fiisigiska

2.Axyaaga iyo kiimiyada

3.Hababka waxbarida iyo luqada ingiriiska

Si loogu aqbalo ardayga mac,hadkaan waxaa looga baahanyahay in uu haysto shahaada dugsiga sare.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip