Farriinta GuddoomiyahaIlaah ayaa mahad is ka leh, asiga ayaan mahadinaynaa, kaalmo waydiisahaynaa, kana megen gelaynaa dhibka nafafyaashayna iyo xumaanta waxa aan samaynay.
Xiriirada JaamacaddaJaamacada islaamiga ah ee soomaaliya waxay ku raaxaysanaysaa xiriiro wanaagsan oo ay laleedahay jaamacaadka gudaha kaasoo ku salaysan iskaashi iyo is la shaqeyn dhexdooda ah.
Nidaamka WaxbarashoNidaamka wax barasho ee jaamacada islaamiga ah waa nidaamka looga dhaqmo inta badan jaamacadaha dunida, faahfaahintiisune waa tan soo socoto:
Habka ImtixaanaadkaHabka Imtixaanaadka Jaamacadda Islaamiga ah ee Soomaaliya
Maktabadda JaamacaddaMaktabada waxaa loo arkaa in ay tahay mid ka mida kuwa ugu muhiimsan ee musasaat jaamiciga ah.
Macaahida CilmigaJaamacadda Islaamiga ah ee Soomaaliya oo la aasaasay 2001 waxa ay leedahay laba machad cilmiyeed oo kala ah:
Barnaamijyada Mastar-kaBarnaamijyada Master-ka ah ee ay jaamacadu bixiso waxaa ka mid ah:
Barnaamijka BaajulaarkaBarnaamijka baajulaarka ah ee ay jaamacadu bixiso waxay kala yihiin sida soo socoto:
Macaahida CilmigaJaamacadda Islaamiga ah ee Soomaaliya oo la aasaasay 2001 waxa ay leedahay laba machad cilmiyeed oo kala ah:
Xafladda Qalin jabinta dufcada15aadMaamulka Jaamacadda Islaamiga ee Muqdisho ayaa xaflad sagootin ah u sameeyay ardayda sanadkaan ka qalin jabisay Jaamacadda, waxaana munaasabaddaas goobjoog ka ahaa Maamulk Jaamacadda, Macallimiinta, Ardayda, Waalidiinta, qaar ka mid ah Madaxda Jaamacadaha, Madaxda Shirkadaha iyo marti sharaf kale oo badan.
Xafladda qalin jabinta dufcada 14aad ee Bachelor-ka iyo tan 2aad ee Master-ka.Arbaco 5/12/2018 Jaamacadda Islaamiga waxey munaasabad Qalin jebin ah u qabtay Arday dhameysatay qeybaha kala duwan ee Jaamacadda oo isugu jira heerka 1aad waxbarashada jaamacadda (Bachelor Digree) iyo heerka 2aad Master Digree, Munaasabadda qalinjebinta waxaa kasoo qeybgalay Maamulka Jamacadda, Macalimiinta, Ardayda waalidiinta iyo marti sharaf kale oo ka kooban Madax ka socotay hay'adaha waxbarashada iyo ganacsiga sida: Jaamacadaha machaahidda daladaha, sharikadaha, Bankiyada iyo qeybaha kala duwan ee bulshadu leedahay.
Jaamacadda islaamiga oo u qabatay xaflad qalin jebin Dufcadii 12aad.Waxaa manta munaasabad qalinjebin oo si heersare ah loo soo abaabulay lagu qabtay magaalada Muqdisho arday gaareysa 265 arday oo ka qalinjebiyay kuliyadaha kala duwan jaamacadda islaamiga, sida kuliyadaha Shareeca, Tarbiya (waxbarashada), Computer Science.
Copyright © 2014 - 2025 Jaamacada islaamiga Soomaaliya All Rights Reserved. Site Designed & Developed by Ileys Inc