Xiriirada Jaamacadda

0
Tuesday September 16, 2014 - 05:21:25 in Jaamacadda by Super Admin
  • Visits: 2642
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xiriirada Jaamacadda

    Jaamacada islaamiga ah ee soomaaliya waxay ku raaxaysanaysaa xiriiro wanaagsan oo ay laleedahay jaamacaadka gudaha kaasoo ku salaysan iskaashi iyo is la shaqeyn dhexdooda ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jaamacada islaamiga ah ee soomaaliya waxay ku raaxaysanaysaa xiriiro wanaagsan oo ay laleedahay jaamacaadka gudaha kaasoo ku salaysan iskaashi iyo is la shaqeyn dhexdooda ah.

iyo kor uqaadida heerarka baraamijyada iyo muqararaadka waxbarasho oo ay bixiyaan, iidoona laga faa,iideysahaayo tijaabooyinka iyo waayo aragnimada qaarba qaarka kale, sidoo kale jaamacadu waxay xiriir xoog leh oo adag laleedahay hay,adaha bulshada gudaha iyo qaybaha shaqooyinka gaarka ah kuwaasoo ka shaqaynaayo xalinta dhibaatooyinka shaqadada iyo samaynta cilmi baarisyo, tababar iyo usoo guurinta aqoonta casriga ah ku dhaqida nolosha iidoona laga faa,iidaysahaayo wax soosaarada jaamacada taasoo ujeedkeedu yahay hormarinta qaybaha kaladuwan ee dalka, iidoona jaamacadu raadinayso helida taageerada hay,adahaan si ay utaageeraan qorshooyinkeeda, baraamijteeda iyo cilmi baarisyadeeda si muuqato iyo si aan muuqanba, arinkaas waa sida wada tusaalaha kaasoo ka dhex dhaca jaamacadaha iyo hay,adaha waaweyn ee dunida maanta, tusaalahaane waa mid ku tiirsan aragti dhamaystiran oo ku salaysan iskaashi, wax wada qabsi iyo xaqiijinta danaha midba mika kale.

Dhinaca xiriirka dibada jaamacadu waa mid aad u danayhayso dhinacaan waxayna ku guulaysatay sameynta xiriir adag oo ay la yeelatay in badan oo jaamacadaha caalamka ka mid ah, kaasoo wadada u xaaray in badan oo ka mid ah ardaydi jaamacada ka qalin jebisay ay ka sii wataan waxbarashadooda sare (Maajisteer iyo Diktoore) jaamacahadaan, iyagoona hada ah macalimiinta jaamacaha iyo hormuudyadooda ee dalka, arinkaasne ma ahan mid cidna ka qarsan.

Jaamacadu waxay heshiisyo wadaaga la gashay oo ku salaysan iskaashi dhanka aqoonta iyo dhaqanka ah in badan oo ka mid jaamacado ku yaalo wadaman kala duwan ee dunida, waxaana ka mid ah jaamacadahaas kuwaan soo socdo:-

1. Jaamacada umudurmaan islaamig ee suudaan.

2. Jaamacada qur,aan kariim ee suudaan.

3. Jaamacada al-culuum wa tiknooloojiya ee yeman.

4. Jaamacada gaasi ee turkiya.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip