Ardayda Jaamacada Islamiga oo bilaabay imtixaanka simistarka 1aad ee sanad jaamacadeedka 2015 2016

0
Sunday January 03, 2016 - 14:18:16 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1464
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ardayda Jaamacada Islamiga oo bilaabay imtixaanka simistarka 1aad ee sanad jaamacadeedka 2015 2016

    Iyada oo ay goobjoog ka yihiin qaar ka mid ah maamulka, macalimiinta jaamacadda iyo sidoo kale ardayda ka qayb-galaysay imtixaankaan ayaa waxaa ka bilaawday dhamaan kuliyadaha kala duwan ee jaamacadda islaamiga imtixaanka simisterka 1aad ee sanad j

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Iyada oo ay goobjoog ka yihiin qaar ka mid ah maamulka, macalimiinta jaamacadda iyo sidoo kale ardayda ka qayb-galaysay imtixaankaan ayaa waxaa ka bilaawday dhamaan kuliyadaha kala duwan ee jaamacadda islaamiga imtixaanka simisterka 1aad ee sanad jaamacadeedka 2015-2016, iyadoo na ardaydu gelidoonaan fasax 2 sitmaan ah marka uu dhamaado imtixaankaan inta aysan dib u bilaabin simisterka kale ee cusub.

Imtixaankaan ayaa ayaa bilaawday sabti 2da janaayo 2016 kuna bilaawday jawi degan oo ku haboon imtixaanka ardayduna ay si wanaagsan ugu soo diyaar garoobeen, waxaana larejaynayaa inuu sidaas ku dhamaan doonyo. Imtixaanku wuxuu socon doonaa ilaa 2 sitimaan sida loo qorsheeyay, waxaana la reynayaa inuu guul ku soo gaba gaboobo.

Jaamacaddu waxay ugu hambalyeyneysaa ardaydeeda bilaabashada imtixaanaadkaan iyo inay si fiican ku dhamaysteen simisterkii 1aad ee sanadka, waxeyna u rajeynee inay si wanaagsan u gudan doonaan imtixaanka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip