Qaabilaada ardayda cusub ee sanadkaan 2016 / 2017

0
Friday September 02, 2016 - 10:10:45 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2763
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaabilaada ardayda cusub ee sanadkaan 2016 / 2017

    Jaamacadda Islaamiga oo qaabilaad u sameysay ardayda cusub ee sanadkaan 2016 /2017, si wacye gelin loogu sameeyo macluumaad badana laga siiyo jaamacadda iyo qeybaheeda waxbarasho, xog dhameeystiranna ey helaan ka hor daarasada, oo la qorsheeyay iney

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jaamacadda Islaamiga oo qaabilaad u sameysay ardayda cusub ee sanadkaan 2016 /2017, si wacye gelin loogu sameeyo macluumaad badana laga siiyo jaamacadda iyo qeybaheeda waxbarasho, xog dhameeystiranna ey helaan ka hor daarasada, oo la qorsheeyay iney bilaabato maalinta sabtiga 3 September 2016. Waxaa caada u ah jaamacad Islaamiga in si fiican loo qorsheeyo, diyaargarow badan loo galo bilaabaashada daraasada kahor intaa lagaarin waqtigeeda, jadwalka la diyaariyo, maclimiinta lala kulmo, ardayda la wargeliyo , kuwa cusub jaamacadda sharaxaad laga siiyo, si ey u yimaadaan maalinta daraasada iyagoo waxwaliba og loona diyaariyay bilaabashada daraasada, galaaskuna u bilaawdo si caadi ah maalinta ugu hereysa ee fasalku termku furmo, si looga hortago gab waxbarasho.

Ku soo dhawaada jaamacadda Islaamiga.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip