Ardayda jaamacadda oo dhameeysatay imtixaankii simistarka 1aad ee sanad jaamcadeedka 2014 / 2015.

0
Monday January 19, 2015 - 09:03:33 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1555
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ardayda jaamacadda oo dhameeysatay imtixaankii simistarka 1aad ee sanad jaamcadeedka 2014 / 2015.

    Arbaco tariikh 14 janaayo 2015 la gu soo gebegebeeyay jaamacadda islaamiga imtixaanka simistarka 1aad ee sanad jaamcadeedka 2014 / 2015, Imtixaanka waxaa ka soo qaybgalay dhammaan ardayda dhigata kuliyadaha jaamacada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco tariikh 14 janaayo 2015 la gu soo gebegebeeyay jaamacadda islaamiga imtixaanka simistarka 1aad ee sanad jaamcadeedka 2014 / 2015, Imtixaanka waxaa ka soo qaybgalay dhammaan ardayda dhigata kuliyadaha jaamacada.

waxay geli doonaan ardayda fasax yar oo ka kooban 2 sitimaan ka hor inta aysan soo laaban 31ka bishaan aan ku jirno iyagoo bilaabi doona simistarka 2aad ee sanadka.

 

Imtixaanku waxuu bilaawday sabti taariikh 3thjanaayo 2015 wuxuuna ku qabsoomay jawi aad u degen gacanna ku siinaya ardayda inay si wanaagsan ugalaan imtixaanka kalsooni ku jirto iyo degenaan dhowrayana waqtiga imtixaanka iyo goobtaba.

Aradaydu waxay u guteen imtixaankooda si wanaagsan oo hufnaan ku jirto, mana jirin wax eedeymo ah ee lala xiriirinaayo imtixaanka oo ay geysteen ardaydu, sidoo kale ma jirin wax dabacsanaan ama gaabis ah dhanka koontaroolka ama kor meerka, wuxuuna ku dhamaaday imtixaanku sidii loogu tala galay.

Gebegebedii jaamacaddu waxay ardaydeeda ugu hambalyeynaysaa dhameysashada imtixaanka iyo wiliba simisterka, ii doona u rejeysay guul iyo huruumar xagga waxbarashada iyo nolosha intaba.









Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip